(Daawo Sawirro) Farmaajo iyo wafdigii uu horkacayey oo si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Guriceel

Wafdigii uu horkacayey Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka soo ambabaxay Magaalada Cadaado ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa waxaa degmada Guriceel ku soo dhoweeyey masuuliyiin iyo dadweyne fara badan oo safnaa bartamaha magaalada. Xubnaha la socda Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka mid … Continue reading (Daawo Sawirro) Farmaajo iyo wafdigii uu horkacayey oo si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Guriceel